Maamulka Degmada Xudur Oo Kormeeray Xeriyaha Barakacayaasha Xudur.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ka duulaayo wax u qabashada dadka ku nool Kaamamka ayaa kormeer lagu ogaanaayo xaaladda dadka Barakacyaasha ah ugu tagey Kaamamkooda.

Dadkaan waxey isugu jiraan kuwo dhowaan kasoo barakacey deegaanada Gobolka Bakool ayuu Gudoomiye Cumar Cabdulaahi ka codsadey Dowladda iyo Hay’adaha Samafalka inay gargaar lasoo gaaraan, maadaama ay ku noolyihiin guryo aan ka celin karin Roobka hadda bilow yahey.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here