Maamulka Degmada Xudur Oo Hey’adaha kala hadlay dardar gelinta gargaarka bani’aadanimo.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ay wehliyaan ku-xigeenada Degmada iyo xubnaha golaha deegaanka ayaa kulan la qaatey dhammaan Hay’daha ka shaqeeya Samafalka, Ganacsatada, Shirkadaha maxaliga ah iyo ururada Bulshada kale, waxaana looga hadlaayey sidee loo dar-dar gelin karaa howlaha kala duwan ee Bulshada ee u baahan in si wadajir ah xoogga loo saaro wax-ka wabashadooda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here