Maamulka Degmada Xudur Oo Bulshada ugu baaqey in ay la yimaadaan Hal Abuur Ganacsi.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ganacsigu waxaa uu ka dhashaa fikrad ku dhalatay qof ama koox maskaxdooda, Fikradaas oo ula muuqatay in ay tahay fursad ka banaan bulshada oo faa’ido laga samayn karo, sidoo kalena lagu dabooli karo baahi ka jirta bulshada dhexdeeda.

Cumar Cabdulaahi Maxamuud Gudoomiyaha Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bakool oo ka hadlayay Muhiimada ay leedahay in dadku noqdaan kuwa wax qabsada ayaa sheegey in lagu gaari karo kaliya dadka oo abuurta Ganacsiyo ayagu leeyihiin iyo in shaqa la abuurto si dhibaatooyinka loogu baxo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here