Maamulka Degmada Xuddur Oo Kulan La Qaatay Ururka Haweenka ee Degmadaasi

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ka dhacay Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bokool oo u dhaxeeyey Maamulka Degmada, iyo Haweenka Degmadaasi ku nool ayaa looga hadlayay Sidii ay wada shaqeyn dhab ah u dhaxmari lahayd Haweenka iyo Maamulka Cusub ee Degmada Xudur, dhinacayada Amaanka Hormarinta Bulshada Kobcinta Dhaqaalaha is dhax galka Shacabka iyo Maamulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here