Maamulka Degmada Xeego Gobalka Awdal Oo Lagu Wareejiyay dhir lagu Cagaariyo deegaanka.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isku duwaha Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee Soomaliland ee Gobalka awdal ayaa dhir lagu Cagaariyo degmada xeego oo ka tirsan Gobalka Awdal ku wareejiay gudoomiyaha degmadaasi

Dhirtan oo la rabo in lagu cagaariyo degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Awdal ayaa wejigeeda kowaad lagu bilaabay degmada xeego iyo deegaanada hoos yimaaada

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here