Maamulka Degmada Wanlaweyn Oo wada dhismaha Cisbitaalka Degmadaasi

0
39

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Degmada Wanlaweyn ayaa waqtigaan lahayn Cisbitaal buuxin kara baahida Bulshada Degmadaas iyo Deeganada kale ku hareyreysan ee ugu horeyso Hooyooyinka Uurka leh oo dhibaata badan la kulma

Si loo helo Cisbitaal buuxiya Baahidaas ayuu Mamaulka Degmada Bilaabey dhismaha Cisbitaalka waxaana goobta dhismaha ka socda booqdey Maamulka Degmada Wanlaweyn si ay u soo qiimeeyaan baahida jirta oo baahan in wax laga qabto

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here