Maamulka Degmada Wanlaweyn Oo Kormeer Ku Sameeyey Goobaha Waxbarashada Degmada

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kormeerkaan uu sameyey maamulka waxbarshada degmada walaweyn ayaa ahaa mid looga kuuragalaayey waxbarshada iskuulada uu ka mid yahay Abdulaahi Ibnu mubaarag waxaana gudoomiyaha kormerka u wehelinaayey xubna ka mid ah gudiga waxbarshada maamulka.

Maamulka iskuulka hoose dhaxe ee Abdulaahi Ibnu Mabaarag ayaa soo dhaweeyey gudoomiya waxaana ay halkaasi kula kulmeen macalamiinta iskuulka iyo maamulkoodda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here