Maamulka Degmada Wanlaweyn oo dayactir ka Sameeyey Wadooyinka Suuqa Degmadaasi

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Degmada Wanlweyn laga bilaawey daycatir balaaran oo lagu sameyey wadooyinka suuqa dhaxdiisa ah taasi oo xil iska saarey Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Degmada,Waxaa talabadaan si aad ah u soo dhaweeyey Bulshada qeybaheeda kala duwan oo ku nool degmada iyo degaanada hoos yimaada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here