Maamulka Degmada Walaweyn oo Sheegay in Sida ugu dhaqsiyaha Badan Loo dhisi doono Buundada isku Xirta Muqdisho iyo Walaweyn

0
410

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wafdigan oo kormeerka ku tageen Degmada Walaweyn Ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa u jeedkooda ahaa sidii ay wax ugu ogaan lahaayeen burburka Wadada isku xirta Walaweyn iyo Baydhabo, Muqdisho iyo Walaweyn oo Hada Go,an Sidii loo dhisi lahaa.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here