Maamulka Degmada Wadajir Gobalka Banaadir Oo Caro ka bixin ku sameeyay Xaafada Ceel-qalow.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya maamulka gobolka ayaa howlo Cara qaadis ah ka sameeyey mid ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee dhax mara xaafada ceelqalow ee degmada wadajir.

Wadadan ayaa muhiim u ah in ay maraan biyaha roobka si aysan u fadhiisanin laamiga ceelqalow islmarkaasina ay si toos ah u aadan biya qabadaka ceelqalow waxaana gaadidika dowlada hoose ee hamar ay bixineyaan caro fara badan oo tiiley wadanaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir