Maamulka Degmada Waajid Oo ku Baaqay in Gurmad loo sameeyo Barakacyaasha Cusub ee Soo gaaray Degmadaasi.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddomiye ku xigeenka Degmda Waajid Ee Gobalka Bakool Mukhtar Ahmed Awdhere oo ay wehliyaan Qaar ka mid ah Xildhibaanada Gollaha Deegaanka ee Degmdaasi ayaa waxay  Kormeer ku tageen kuwa ka mid ah kaamamka ugu dambeeyay ay soo gaareen dadka barakacyaasha ah ee ku nool degmadaasi waajid.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here