Maamulka Degmada Waajid Oo Kormeer lagu qiimeynayo Dadka Baracayaasha ka sameeyey Kaamamka

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddomiye Ku Xigeenka Degmada Wajid Mukhtar Ahmed Awdhere Oo Ay Wehliyaan Xubno ka tirsan Maamulka ayaa ka qayb qaatey kormeerka wadajirka ah Oo ay sameynayeen Hay’adaha gargaarka ah ee ka hawlgala Degmada Waajid iyadoo ula jeedka uu yahay qiimeynta hab nololeedka iyo duruufaha kajira xarumaha Barakacayaasha ku yaala duleedka Degmada Waajid.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here