Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyey Qoys dan yar ah Ee Ku Nool Degmadaasi.

0
255

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sagaal Caruura ah oo Dhawaan ay Hooyadooda Ku Geeriyootey Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool ayaa Maamulka Degmada Waajid Waxa ay Gaar Siiyeen Deeq Lacag ah oo Ka Timid Mid Ka Mid Haweenka Soomaliyeed Kuna Nool Dalka Banankiisa.

Lacagta uu Maamulka Degmada Wakiilka Ka ahaa Ee Lagu Wareejiyey Qoyskaan oo aan Haysanin Hooyo ayaa Waxey Haweeneydii Soo Baxsatey Ugu Tala Gashey In ay Caruurtaan Wax Ku Bartaan Kuna Maareyaan Noolashooda Taasi oo Tiradeeda aheyd Kun Doolar.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here