Maamulka Degmada Waaciye iyo Bulshada Oo Ka wada tashanaya Hormarinta degaanka.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan oo ka dhacay degmada waaciye ayaa ahaa mid bulshada deegaanka, maamulka degmada iyo wasiiro ka tirsan dawlad goboleedka Puntland ay kaga tashanayeen sidii wax looga qaban-lahaa baahiyaha deegaanka ka jirsida adeegyada bay u baahan yihiin bulshada.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka degmada Waaciye kaasi oo muhiimaddiisa aheyd kawada shaqeynta arimaha degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera