Maamulka Degmada Maxaas Oo Qorsheynaya dib u dhiska Iskuulada deegaankaasi.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili uu Kormeerayay Gudoomiyaha Degmada Maxaas Ee Gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane Iskuulada Ku yaala Degmadaasi qaarkood ay dhisma ka socdaan si uu ugu kuur galo halka ay marayaan dhismaasha.

Gudoomiyaha Degmada Maxaas Ee Gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane Ayaa waxa uu Sharaxaad ka bixiyey Muhiimada ay leedahay in laga shaqeeyo Horumarinta Goobaha Waxbarashada,Gudoomiyaha ayaa qofkasta oo ka qeyb qaadaneysa dhismaha Iskuulada u mahadceliyey isagoo dhanka kale Ku baaqey in laga qeyb qaato Sidii Degmada Maxaas u heli lahayd Ikuulo ku filan si Bulshada halkaas ku nool u helaan Goobo ay wax ku bartaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here