Maamulka Degmada Marka Oo Kormeerey Xafiiska Waxbarashada Iyo Taalada Degmada Oo dib Udayactir lagu sameeyay.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka Degmada Marka oo maanta Kormeerey Xafiiska Waxbarashada Iyo Taalada Degmada Oo dib Udayactir lagu sameeyay.

Gudoomiyaha ayaa u kuurgalay shaqada Xafiiska iasagoona Warbixin ku aadan sida ay u socoto Shaqada ka dhageystey Shaqaalaha Xafiiska.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here