Maamulka Degmada Luuq Oo ku baaqey in gargaar la gaarsiiyo Shacabka Degmadaasi.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Luuq ee gobolka Gedo waxay kamid tahay degmooyinka sida aadka ah u sameyeen roobabkii deerta iyo Fatahaadihii ka dhashay roobabkaasi iyadoona Fatahaadahaasi si aad ah u taabteen kaabiyaasha dhaqaalaha, goobihii loogu adegaayay bulshada iyo burbur u geysteen waddooyinka degmada Luuq.

Goobaha sameynta ku rebeen roobabkii ka da’ay degmada Luuq ayaa waxaa kamid ah garoonka diyaaraha ee degmada welina ma jiraan wax dhaqdhaqaaq ah oo ka socdaan degmada goobihii ganacsiga ayaa xiran taasi oo wada sameysay shacabka ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here