Maamulka Degmada Kismayo Oo Awaamiir ka soo saaray Xoolaha lagu soo daayo Suuqyada

0
49

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Ganacsatada Suuqyada Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay dhibaata ku qabaan Xoolaha oo ka Cuna Badeecadahooda kuwaas laga leeyahay Xaafadaha kala duwan ay Magaaladu ka kooban tahay,Xoolaha inta badan lagu soo daayo suuqyada ayaa waxaa kamid ah Lo,da iyo Ariga inbadan laga cawdey dadka xoolahaas iska leh ayaa u muqda kuwa aan u dhega nugleyn baaqyada loo diraayey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here