Maamulka Degmada Kismaayo Oo furey Wadooyin si Sharci dara ah u xirnaa.

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa bilaabay burburinta guryo iyo goobo Ganacsi oo laga dhisay qeybo kamid ah wadooyinka magaalada kismaayo.

Duminta guryaha iyo goobaha Ganacsi ayaa timid kadib markii Dowladda Hoose ee kismaayo aay Dib u dayac tir iyo Balaarin ku Bilaawday Qaar kamid ah wadooyinka magaladaasi oo marin muhiim u ah isku Socodka gadiidka iyo Dadweeynaha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here