Maamulka Degmada Kismaayo Oo digniin u direy dadka Xoolaha ku dhax daaya Suuqyada Kismaayo.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Gudoomiyeyaasha Lixda Xaafadood ee magaalada Kismaayo, Kulankan ayaa looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa Xoolaha lagu soo daayo suuqyada Magaalada, kuwaas oo caqabad ku ah Ganacsiyada islamarkaana waxyeelo kala duwan u geysta bulshada u soo adeeg doonata Suuqyada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here