Maamulka Degmada Kaaraan Oo wada dadaalo lagu baneynayo Ciriiriga ka jira Suuqyada.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Kaaraaan ayaa kulan la qaatey Ganacsatada Suuqa Argantiina Degmada kuwaas oo laga wada hadlaayey sidii suuqa u heli lahaa Wadooyin waasac iyo in dib u dhis lagu sameeyo suuqa oo ah mid Daruufo badan ay ka jiraan Ganacsatadana ay dhibaata badan ku qabaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here