Maamulka degmada Jowhar oo ku baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda deegaanka

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Jowhar Xarunta gobolka Shabellada Dhexe waxaa ka socda Olalaha Soo celinta Nadaafada oo ay wadan Mamulka Degmada oo ay kaashanayo Bulshada Xafadaha.

Gudoomiyaha ahna Duqa magalada Jowhar Maxamud Bariseh ayaa waxaa uu sheegay in loo bahan yahay in bulshada ay ka shaqeyaaan Nadaafada si deegaanka u noqdo mid Wanagsan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here