Maamulka Degmada Jowhar Oo ka warbixiyey wadooyin laga Hirgelin doono Degmadaasi.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)dhawaan ayaa waxaa lagu wadaa in Qaar kamid ah wadooyinka mara xaafadaha magalada jowhar ee Caasimada dowlad goboleedka hirshaable waxaa laga hirgalin doona dhismaha lix wado oo muhiim u ah gaadiidka iyo bulshada magaalada Jowhar kuwaasi oo laami la saaridoono sida uu sheegay Maamulka degmada jowhar kuwaas qeyb ka qaadanaya Horumarinta Ganacsiga iyo dhaqaalaha Magaalada

 

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War;ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here