Maamulka Degmada Jowar oo diyaariyay Qorshe looga hortagayo fatahaadaha Wabiga

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Hoose ee Degmada Jowhar oo maalmihii la soo dhaafay ay waday qorshe ku aadan diyaar garowga xili roobeedka deerta ayaa manta duga magaalada Jowhar gobolka Sh/Dhaxe Maxamuud Xasan kormeer qiimeyn ah waxaa uu ku tagay waax yaha kala duwan ee degmada Jowhar iyadoona halkaasi ay ka socdeen olole bilec soo celin ah isla markaasina ay sameynayeen bulshada ku nool xaafadahaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here