Hay’addaha oo Loogu Baaqay in gurmad ay la soo gaaraan Qoysaska saameyey fatahaada Webiga Shabeele.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah la soo gaarsiyo dadka ku nool degmadaasi oo uu saameyay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Xaafadaha biyaha go’doomiyay ayaa waxaa ka mid ah Howlwadaag, wadajir horseed iyo xaafado kale oo ka mid ah degmada jalalaqsi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here