Maamulka Degmada Hodon oo furay wadooyin guriyo sharci dara lagu dhistay.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada hodon oo kaashanaayo ku xigeenadiisa iyo taliska degmada, waxey wadooyin hore leh ka fureen waaxda October gaar ahaan laan ka tirsan degmada hodon.

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada degmada hodon iyo maamulka degmada ayaa bulshada la hadlay iyagoona ugu digay in la dhisto wadooyinka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here