Maamulka Degmada Guriceel Oo Fursado Waxbarasho u Abuurayo Caruurta Baahiyaha Gaarka ah qabta.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Guriceel iyo wasaarada waxbarashada Galmudug ayaana iska kaashanaya dadaalo ladoonayo in fursad waxbarasho loogu abuuro caruurtaa baahiyaha gaarka ah qaba oo diiwaan galintoodu ka billaabatay xafiiska arimaha bulshada Degmada Guriceel, iyadoo maamulku sheegay inay dhowaan daah furi doonaan iskuulka dadka baahiyaha maqalka la’a ee ku nool Guriceel.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here