Maamulka Degmada Guriceel Oo bilaabey Naqshadeynta Dhismaha Wadooyinka.

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Degmada Guriceel Farah Abdi Mo’allim oo ay la socdaan Guddoomiye ku Xigeenka Degmada, Xog-hayaha Doowladda Hoose Taliyaha Boliiska Degmada ,Agaasimaha Waaxda Hoowlaha Guud iyo Guriyaynta iyo qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Guriceel ayaa goob joog ahaa halka loo Asteeyey Naqshad saarista Magaalada ee ah qaabaynta Master Plan-ka.

Naqshadeyntan ayaa loogu gol leeyahay sidii Magaaladu u noqon lahayd mid leh Wadooyin waasac ah taasina ay fududeyn doonto dhismaha kaabayaasha kale,Halka laga billaabayey Naqshad saarista ayaa waxaa Sidoo kale ku sugnaa Bulshadii milkiyad ahaanta u lahayd dhulkan Mashruucan laga bilaabey iyaga oo ku qancay Mashruucan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here