Maamulka Degmada Gaalkacyo Oo wada dadaalo dib u dhis loogu sameynayo Xarunta Naafada.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Naafada Gobolka Mudug gaar ahaan Degmada Gaalkacyo oo ah xarun u gaar ah dadka baahiyaha gaarka ah sidoo kalena Waa xarun wax lagu baro ardayda bahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Gaalkacyo.

Xaruntaan oo haatan uu ka jiro dayac baahsan isla markaasna ay wax kubartaan dad isugu jira Dhagoolo, Curyaamo, iyo waliba kuwo araga naafo ka ah ayaa codsaday in si dhow dowladdu uga warqabto sidoo kalena laga saacido dhanka Waxbarasha iyo adeegyada aasaasigaa

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Salaad 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here