Maamulka Degmada Gaalkacyo Oo kulan wadatashi ah la qaatay Bulshada Magaalada.

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Maamulka Degmada Gaalkacyo si Bulshada loo siiyo waxbixin ku saabsan shaqooyinka loo hayo waxyaabaha u qabsoomey iyo kuwa qabsoomi wayey sidoo kalana wax laga qabto wixii qabsoomi waayey iyo in la dhageysto baahida Shacabka.

Kulan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada si ay u dhageystaan waxyaabaha Maamulka la wadagayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here