Maamulka Degmada Diinsoor Oo ku baaqay in Loo gurmado dadka Danyarta ku nool Degmada.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka degmada diinsoor ee gobolka baay ayaa kormeer indha indheen ah ku tagey kaamamka barakacaaysha degmada oo mudooyinkii u danbeyey ay soo gaareyeen barakacayaal hor leh.

qaar ka mid ah kaammaka uu kormeerey gudoomiyaha ayaa waxaa dhowaan soo gaarey barakacayaal ka soo laabtey degmada doolow ee gobolka gedo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here