Maamulka Degmada Diinsoor oo Ka deyrinaya Xaalada Nololeed Ee Dadka Baracayaasha Ku jira Magaalada Diinsoor iyo Deeganada Ku dhow.

0
310

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Diinsoor oo katirsan shanta degmo ay ka koobantahay Gobolka bay ayaa waxa ka jirta xaalado bani aadanimo aad u liidato maadama magaalada ay joogaan baracayal inkabadna 10kun isla markana aysan ku filneyn daboolida baahidaas mamulka halkaas kajira, Dadka baracayaasha ayaa ah dadka sida gaarka Nolosho saameyn ku yeelatay .

Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay Abshir Macalin Shariif ayaa inoo sharaxaya tirade barakacayasha kujirta Kaamamka ku yaala magaalada diinsoor wuxuuna ku baaqay in Dadkaas loo gurmaday maadama mudo aysan gargaar helin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here