Maamulka Degmada Diinsoor Oo dib u Furey Wado Maristeeda Mudo Bulshada ka xirneyd

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa dib lo furey wadada weyn ee isku xirta gudaha iyo Airportka Degmada Diinsoor taasoo maisteeda muhiim u tahay isu Socodka Dadka iyo gaadiidka,Balse ay xirneyd mudo ku dhow Taban sano iyadoo mararka qaar Shacabka dhibaata ku qabeen gaar ahaan Xiliyada ay Xaaladaha degdega ah ay jiraan

Maamulka Degmada Diinsoor oo Horkacaayo Cusmaan Macalin Cabdi Gudoomiyaha Degmada ayaa dib u furey Isticmaalka wadadaan maadama markii hore uu xirey Maamulka Degmada iyo Laamaha Amniga Deegaanka

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here