Maamulka Degmada Diinsoor Oo Bulshada ugu baaqey in ay ka shaqeeyaan Horumarinta Nabada

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ciidanka Daraawiishta iyo kuwa Booliska Degmada Diinsoor ayaa mudooyinkan wadey how galo badan oo lagu xaqiijanayo Amniga Shacabka

Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Cusmaan Macalin Abdi oo la hadlaayey boqolaal Shacab ah ayaa u sheegey muhiimada ay leedahay in Ciidanka lala shaqeeyo si ay u xaqiijiyaan Sugida Amnigooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here