Maamulka Degmada Dharkenley Oo furay wadooyin ay xireen Roob ka da’ay Muqdisho.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadooyinkan dib loo furay ayaa xiray roobabkii ka da,ay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada dalka kaasi oo saameyn ku yeesha isku socdka dadka iyo gaadiidka, waxaana maamulka degmada Dharkenley ee gobalka banaadir uu bilaabay olole nadaafadeed oo laga sameeyay waaxooyinka degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here