Maamulka Degmada Caddaado oo sheegay inaan la dhisan karin dhul aan sharci loo heysan

0
162

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waayadii dambe maamulka Degmada Caddaado ee gobalka galguduud ayaa waday sidii loo hormarin lahaa wadooyinka waaweyn ee dhex Mara Degmada Caddaado.

Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Dowlada hoose ee degmada Cadaado Abdiraxamaan Diwaan ayaa bulshada ku nool degmada Cadaado uga baaqey in aan la dhisan Karin dhul aan sabaralooga laheyn.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here