Maamulka Degmada Cadaado Oo Wado bixin ka sameeyey Xaafado dhowr ah.

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo Balaariyo wadooyinka Degmada Cadaado ee Gobolka Galmudug ayaa waxaa Maamulka Degmada ay Bilaabeen in ay Wado Bixin ku sameeyaan Inta u dhaxeeysa Haraale iyo Ceel dheer oo kamid ah Afarta Waaxeed ee Degmada Cadaado.

Wadadan oo isugu jirto labo wado oo kala ah Qeyb Biyo mareen ah iyo Qeyb lamaro Ayaa Bulshada halkaasi deganaa Baneeyay si loo balaariyo taas oo Muhiim u ah Bulshda Balaarinteeda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here