Maamulka Degmada Cadaado oo soo saaray Amarro dhulalka la xiriira

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa wax ay astayeen dhul dan-guud ah oo soo saaray amarro dhulalka la xiriira ayaa digniin u diray dad weynaha magalada cadaado.

Gudoomiyaha Degmada Cadaado Faarax Diiriye warsame ayaa ka warbixyey dhulka ay u asteeyeen iyo Awaamiirta la xariito dhulalka ee ay soo saareyn.
codka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here