Maamulka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay oo dhagax dhigey Dhismo lagu Balaarineyo Qeybta Dhalmada Haweeenka ee Isbitaalka Hakaba Referral Health Center.

0
221

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maamulka Degmada Buur-hakaba ayaa Dhagax dhigay dhismaha xarunta Hooyada iyo dhallaanka ee Cisbitaalka hakaba ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud isbitalka, Waxaana dhismaha qeybta hooyada iyo dhalaanka ee hakaba balaarinaysa Hay,adda Qadar Charity oo Maamusha Cisbitaalka.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here