Maamulka Degmada Berdaale Oo Bilaabey Dhismaha Wadadada labaad Suuqa Degmada.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismaha wajiga Koowaad Degmada Bardaale ayaa la soo gabagabeeyey iyadoona Maamulka Degmada Bilaabey dhismaha Wajiga labaad sidii loo dhisi lahaa kaas oo dhaxmaraya gudaha Magaalada islamarkaana muhiim u ah isku socodka dadka iyo Gaadiidka kaas oo hada ah mid Burbursan

Furitaanka Dhismaha wajiga Labaad ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda Maamulka Degmada Bardaale si ay Bulshada ugu muujiyaan ahmiyada ay leedahay dhismaha wadooyinka Magaalada dhaxmara.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here