Maamulka Degmada Berdaale ee Gobalka Baay oo dahafuray Xaruunta Hooyada iyo dhalaanka oo markii ugu horeysay laga hirgeliyay degmadaasi.

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shacabka Ku Nool Degmada Badaale ee Gobalka Baay gaar ahaan Haweenka waxay si aad ah u soo dhaweeyeen Cisbitaalka Cusub ee Hooyada iyo Dhalaanka lagu furay Degmadaasi markii ugu horeysay, iyagoona sheegay markii hore in ay dhibaato ku qabeen degmadaasi oo la heyn MCH .

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here