Maamulka Degmada Baydhabo Oo Soo Dhaweeyay Barnaamij Looga Hadlayey Barakicinta Qasabka Ah

0
261

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shirkan Jaraa’id oo uu Xafiiskiisa ku qabtay Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Xasan Macalin Axmed Biikoole ayaa kaga hadlay Barakicinta Qasabka ah wuxuuna sheegay in si weyn ay uga qeyb qaadan doonaan ka hortagida Barakacinta Qasabka ee loo geysanayo dadka barakacayaasha ee ku nool kaamamka ku yaala deegaanada dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here