Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo,Mu’aawiye Ibraahim Ali Nuur, Oo Wareysi Gaar siinayay Radio Arlaadi, ayaa waxa uu ka hadlay waxyaabaha ay ka qabteen Hormarinta dhaqaalaha Degmada, tan iyo markii ay talada la wareegeen,isagoo sheegey in waxyaaba badan ay soo kordhiyeen ee lagu hormarinayo Kobaca dhaqaale ee Magaalada Baydhabo, oo ay kamid tahay dib u habeynta hanaanka maamulka waxaaha kala duwan, iyo shaqaalaha Dowlada Hoose
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady