Maamulka Degmada Baydhabo Oo Sheegay Inuu Hoos U dhac Xoogan Uu Ku Yimid Dhaqaalaha Magaalada Baydhabo inta Uu Yimid Cudurka Karona.

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka Karona Markuu Dunida Ku Faafay waxa Xirmay Dhamaan Gancsiga Dunida Iyo Ilaha Dhaqale Wadan kasta Uu Lahaa Soomaaliya ayaana Kamid ah Wadamada Dhaqaalahooda Uu Saameyay Cudurka. Wasiirka Maaliyada Soomaliya Ayaa Sheegay In Dhaqaalaha Somalia Boqolkiiba 70 uu Hoos U dhacay Maadama Ay Xirmeen ilaha Dhaqaalaha Dalka, Magaalada Baydhabo Waxay Caasimad KMG U tahay KG Waa Isha Ugu Weyn uu Maamulka dhaqaala ka soo gala Hasa Yeeshee Waxaa Ilahaas Xirmeen Tan iyo Intuu Cudurka Soo gaaray KG Gaar ahaan Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here