Maamulka Degmada Baydhabo Oo Sheegay in ay ka shaqeyn doonaan Horumarinta Magaalada.

0
195

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii uu dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin kaasi oo  Safar Dalka Dibadiisa  ku Maqnaa isagoo ka qeyb galay shir ka dhacayay dalka Poland.

Waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Baydhabo, Gudoomiyaasha xaafadaha Baydhabo ,Gudoomiyaha Dhalanyarada iyo Qaar ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Ayaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo Ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here