Maamulka Degmada Baydhabo Oo Sheegay in 60 kun oo geedo ah ay ku beereen Magaalada.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbadelka cimilada Dalkeena Soomaaliya waxay saameysay noolasha dadka iyo duunyada waxaa laga dhaxlay Barakaca kumanaan Kun inay Baadiyaha uga soo Barakaceen xaalufinta dhirta waxay noqotay mid saameysay noolasha reer guuraaga.

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin oo ka qeyb galay Shirka qorshaynta istiraatijiyad ee GREDO ayaa sheegay in ay Abuureen 60 kun oo geed si loo yareeyo ciribtirka Dhirta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here