Maamulka Degmada Baydhabo Oo Shaqa Abuur u sameeyey ku dhawaad 50 dhalinyaro ah.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo dhalinyarada soomaaliyeed ay inta badan shaqa la,aan yihiin ayaa Dowladda Hoose ee degmada Baydhabo waxa ay shaqa abuur u sameysay ku dhawaad 50 dhalinyaro oo laga soo kala xulay xaafadaha magaalada Baydhabo kuwaas oo qeyb ka noqon doono shaqaalaha waaxda Caafimaadka Dowlada Hoose ,Waxayna ka howlgali doonaan dhamaan Xaafadaha Magaalada

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Abdullahi Ali Watiin ayaa Dhalanyarada ku booriyey In ay ka faa’idey Shaqa Abuurkaa waxa uuna Balanqaadey in maamulka Degmada uu Shaqaaleysiin doono dhalanyaro intaan ka sii badan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here