Maamulka Degmada Baydhabo oo shacabka ugu baaqey in ay sameystaan sabarloogada dhulka.

0
187

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirkaan jaraa’id oo si wada jir ah ay u qabteen gudoomiyaha maamulka Degmada Baydhabo Xasan Macalin Axmed “Biikoole” ku xigeenkiisa, Xogheyaha dowlada hoose ee Degmada Baydhabo iyo agaasimiyaasha Degmada Baydhabo ayaa waxaa looga hadley sidii qof kasta oo dhul ku leh Magaalada Baydhabo oo u sameysan lahaa warqadda lahaanshiyaha dhulka ama sabarlooga taasi oo tusaale u ah in milkiilaha dhuulkaasi asiga si sharci ah u leeyahay.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here