Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Rashiin iskugu jira bur, bariis, sokor, saliid iyo timir ayaa waxaa loo qeybiyey dadka qaba baahiyaha qaarka ah eek u nool Magaalada Baydhabo iyagoo laga soo xuley kaamamka iyo qeybaha kale ee Magaalada baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera