Maamulka Degmada Baydhabo Oo Qorsheynaya Bilaabida Wajiga Labaad dhismaha Wadooyinka.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah wadooyinka Magalada Baydhabo oo Mudooyinkii uga danbeeyey lagu wadey dhismooyin ayaa waxey noqdeen kuwo soo saara bilicda Magalada muhiimna u ahaa isku socodka Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Uga horeyn Abdulaahi Ali watiin Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa faafahin ka bixiyey sida loo dhisey wadooyinka asigoona sheegey in ay wadooyinka loo kala qeybiyey goob biyo mareen ah goob ay Bulshada marto iyo ay mid Gawaarida maraan.

Warkung Waliba Nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here